Hambalyo Arooska.Boqor Ugaas Xasan Ugaas Mohmed Ugaas C/salaam Iyo Sacdiya Yusuf Sahal
DHamaan Ilama Yussuf Sahal Iyo Reer Sahal Iyo Dhamaan Reer Ugaas C/salaam Waxaan Hambalyo balaadhan u dirayaa saxibkay Boqorka Ugaas Xasan Ugaas Mohamed Ugaas C/salaamiyo boqorada Sacdiya Yusuf Sahal oo arooskoodu ka dhacay maanta oo ay taariikhdu tahay 3/10/2010Magaalada Sheffield ee Cariga Ingiriiska . Waxaan leeyahay Ilaahay ha idinka dhigo reerkii isku waara ubad khayr qabana kala hela. aamiin….aaamiiiin….aaamiiin
Hooyo Dhool Iyo Ayeeyo caasha IYo Sahra .Muna .Najad Farduus.Marwo.Moahmed siciid,Ahmed siciid Yassin.Jamac sahal Caydaruus Hayye saleebaan Iyo Dhamaan reer Sahal Waxay Hanbalyo U dirayaan Lamaanaha Ku Aqal Galay wadan uk Garaahan Magaalada Sheffield
Dhamaan ree Ugaas MOhamed Ugaas C/salaan Waxay Idirayaan Mid Taas Mida
Hooyo Dawlo Cismaan .Ahemed .Jamaal .Sahra.Farduus.Faadumo.Ardo.Burhaan.Qadra.Farxiya.Farxaan Iyo Dhaman Reer Ugaas C/salaam Waxay hanbalyo u Dirayaan Lamaanaha Iyana waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isbu waree Ubad Khayr Qaba Kala hela Aamin Amin Amin Amin Amin Amin
Ana Na hadaan Nahay Bahda Shabakada Wararka waxaan u diraynaa Taas mid lamida waxaan leenahay Ugaas Xasan IYO Sacdiya hanbalyo Ilaah hayskiin Fahan siiyo Aamin AAMIN AMIIN
Comments (1)


























slpwu…
uedpugybw eugnq bbopszx viki hxeupgspecubvcz…